Thursday, January 23, 2020
Home Wararka caalamka Dowlada Iiraan oo Qiratay soo ridista Diyaaradii Ukraine iyo Sababta Keentay

Dowlada Iiraan oo Qiratay soo ridista Diyaaradii Ukraine iyo Sababta Keentay

0

Dowladda Iran ayaa xaqiijisay in Ciidanka kacaanka Iraan ay soo rideen Diyaaradii dhawaan ku dhacday dalkaasi ee  Ukraine Airlines ka dib markii ay shaki ka muujiyeen in ay duqeyn rabto Saldhig ay leeyihiin Ciidanka Iran.

War goor dhow kasoo baxay dowladda ayaa lagu sheegay in diyaaradda ay u dhawaatay  xero milatari oo xasaasi ah waxaana loo dejiyay khalad bini’aadanimo awgeed, sidaana waxa sheegay Taliyaha guud ee ciidamada qalabka sida ee jamhuuriyada Iran.

DEG DEG: Iran oo shaacisay Cidii ka dambeysay Shilkii diyaaradii Ukraine Airlines

Facebook

Twitter

Dowladda Iran ayaa xaqiijisay in Ciidanka kacaanka Iraan ay soo rideen Diyaaradii dhawaan ku dhacday dalkaasi ee  Ukraine Airlines ka dib markii ay shaki ka muujiyeen in ay duqeyn rabto Saldhig ay leeyihiin Ciidanka Iran.

War goor dhow kasoo baxay dowladda ayaa lagu sheegay in diyaaradda ay u dhawaatay  xero milatari oo xasaasi ah waxaana loo dejiyay khalad bini’aadanimo awgeed, sidaana waxa sheegay Taliyaha guud ee ciidamada qalabka sida ee jamhuuriyada Iran.

 Dowladda waxay qiratay in diyaaradda lasoo riday oo Khaladkaasi ay gashay dowladda Iran.

Diyaarad nooceedu yahay Boeing-737 oo ay saarnaayeen ku dhawaad 180 qof oo ku burburtay meel aan ka fogeyn caasimadda Iran ee Tehran ayaa waxa la shaaciyey halka ay ka soo jeedaan rakaabkii saarnaa.

  • 82 Iran
  • 63 Canada
  • 11 Ukrain, oo ay ka mid yihiin shaqaalaha diyaaradda.
  • 10 Sweden
  • 4 Afghanistan
  • Saddex u dhalatay German
10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here