Home galmudug (Sawiro) Kulan lagu Xalinayo Beelaha ku dagaalamay Deegaanka Towfiiq oo ka bilowday...

(Sawiro) Kulan lagu Xalinayo Beelaha ku dagaalamay Deegaanka Towfiiq oo ka bilowday Deegaankaasi

0

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka ayaa ku guuleystay inay isku keenaan waxgaradka Degaannada Towfiiq iyo Afbarwaaqo oo ka tirsan gobolka Mudug halkaas oo dhawaan ay ku dagaalameen beelo walaalo ah.

Kulamo ka kala dhacay Afbarwaaqo iyo Toowfiiq ayaa taliska Ciidanka kula yeesheen Waxgaradka degaanadaasi,islamarkaana waxa ay u ballanqaadeen in ay ka shaqeyn doonaan Nabadda.

Taliyaha Ciidanka Dhulka Soomaaliya ayaa sheegay in ay guul laga gaaray kulamadii kala duwan ee ay la qaateen waxgaradka degaanada Towfiiq iyo Afbarwaaqo ee gobolka Mudug.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here