Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Amaanka magaalada Baladweyne oo aad loo adkeeyey Xili Fahad Yaasiin ...

Amaanka magaalada Baladweyne oo aad loo adkeeyey Xili Fahad Yaasiin ku Wajahanyahay

0

Amaanka Guud ee Magaaladda Baladwayne ayaa aad loo adkeeyey, waxaanna saacadaha soo socda Magaaladdaas ku wajahan La taliyaha Amniga qaranka Fahad Yaasiin Xaaji.

Waxaa si wayn loo adkeeye amaanka Wadooyinka Soo galla Garoonka diyaaraddaha magaaladda Baladwayne.

 

 

halkaas oo ay ku sugan yihiin ciidamo kala duwan oo sugaya amaanka.

La Taliyaha Amniga Fahad yaasiin ayaa lagu waddaa inuu maanta qaato shahaaadda musharaxnimo ee kursigga HOP086 oo bari doorashadiisa lagu qaban doonno magaaladaas.

Ad
Previous articleWasiir Jamaal” Doorashada Boosaaso Way khilaafsantahay Habraacyadii lagu Heshiiyay”
Next articleXildhibaan Musharax C/Raxmaan odawaa oo Gaaray Magaalada Gaalkacyo(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here