Home Wararka Somaliya Puntland Wasiir Jamaal” Doorashada Boosaaso Way khilaafsantahay Habraacyadii lagu Heshiiyay”

Wasiir Jamaal” Doorashada Boosaaso Way khilaafsantahay Habraacyadii lagu Heshiiyay”

0

Wasiirka Qorsheynta Xukuumadda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan ayaa sheegay in hannaanka loo marayo doorashada Boosaaso ay tahay hab khilaafsan habraacyadii lagu heshiiyay Doorashada.

Wareysi uu BBC siiyay ayuu sheegay in Air Por-ka Teendho laga dhisay oo lagu qabanayo doorashada.

 

 

iyadoo ay ilaalinayaam Ciidan aan aheyn Ciidanka Soomaalida ee loogu tala galay Amniga doorashada sida Booliska ama ciidanka kalee heshiiska lagu ahaa ee AMISOM.

 

 

waxaana uu xusay in Ciidanka sugaya amniga ay yihiin ciidanka PMPF oo uu sheegay in meelo kale laga taageero, taasoo uu sheegay in habraacii ka hor imaaneyso, meel dadka tagi karaan oo furan aanay aheyn oo cadaalad ah.

Ad
Previous articleOdayaasha soo Xulaaya Ergada Dooranaysa Kuraasta Kala ah HOP265,HOP084, HOP266,HOP105, iyo HOP034
Next articleAmaanka magaalada Baladweyne oo aad loo adkeeyey Xili Fahad Yaasiin ku Wajahanyahay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here