Home Wararka Maanta Alshabaab oo Hal goob looga Dilay 17 Qof iyo Dowlada oo Ka...

Alshabaab oo Hal goob looga Dilay 17 Qof iyo Dowlada oo Ka Hadashay

0

Dowladda Somalia ayaa sheegtay in 17 ka Tirsan Al shabaab oo xalay lagu dilay howlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen Hay’adda NISA iyo saaxiibada caalamiga ah.

Qoraal ka soo baxay dowlada ayaa lagu sheegay in xubnaha la dilay ee Al-Shabaab ay ku jireen labo sarkaan.

“Howlgalkaan oo ay qorsheysay Hay’adda Nabad Sugigada iyo Sirdoonka Qaranka oo xalay dhacay, ayaa lagu beegsaday maleeshiyaad ka tirsan Argagixisada oo isku aruursanayay deegaanno hoos yimaada tuulada Xawaadley ee Gobolka Shabeellaha Dhexe” ayaa lagu yiri war saxaafadeedka dowlada oo sidan hoose u qornaa:

Ad
Previous articleAadan Barre oo iska casilay xildhibaanimadii
Next articleQoor Qoor oo Galabtay Soo Gaaray Muqdisho(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here