Isku Aadka Ciyaaraha Degmooyinka Galmudug oo Dhuusamareeb lagu Sameeyay (Sawiro)

    0

    Isku aadka ciyaraha dagmooyinka galmudug ee ka qabsoomaya caasimada galmudug ee dhusamareeb

    Group A

    1:Dhuusamareb Vs cadaado

    2:dhabad Vs caabduwaaq

    Gaalkacyo

    Group B

    1:mataban vs gurceel

    2: balanbal Vs hobyo

    Xeraale

    Waa munaasabadii lagu soo bandhigay isku aadka oo ay ka qeyb galeen madax sare sida gudoomiyaha caasimada Macalin Nuur cilmi
    Dhalinyaro iyo gudiga sare ee Tartanka

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here