Home wararka Dalka Deg Deg Madaafiic xoogan oo laga maqlayo Magaalada Muqdisho…

Deg Deg Madaafiic xoogan oo laga maqlayo Magaalada Muqdisho…

1

Magaalada Muqdisho goor dhow waxaa laga maqlay dhawaqa tiro Madaafiic ah, kadib saacado ka hor markii xilka Madaxweynaha uu la wareegay Maxamed C/laahi Farmaajo.

Dadka reer Muqdisho ayaa tirada Madaafiicdan waxa ay ku sheegeen ilaa 4 xabo, waxaana ay ku soo dhaceen qaar ka tirsan Degmooyinka Gobolka Banaadir.

Ilaa iyo hada si dhab ah looma xaqiijin karo khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay Madaafiicdan iyo halka laga soo tuuray.

Saraaakiisha laamaha amniga Dowladda Federaalka oo aan la xiriirnay ayaa waxa ay inoo sheegeen in ay wadaan baaritaano ku aadan Madaafiicdan iyo halka laga soo tuuray, saxaafadana ay uga faah faahin doonaan.

10 ku laabo mudug24 xiriir

1 COMMENT

  1. WAA SHAQADA UNSOM & AMISOM,,FARMAAJO WAXAA LA OGOLAYSIINYAA IN UUSAN ISKU DAYIN IN UU KA KAAFTOOMO AMISOM,WAA FARIIN UNSOM U SOO DHIIBTAY ALSHABAB,,MICHEAL KAETING+ALSHABAB+UNSOM+ISIS+AMISOM+IGAD=ONE,,THEY ARE ONE,,TUUGO QANDARAASLAYAALA OO HOOS KA WADA SHAQAYSTA,,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here