Home Wararka Somaliya Koonfur Galbeed Koonfurgalbeed oo Shaaciyay Xiliga aysoo Gabagabaynayso Doorashada Shaacisayna Kuraasti Udanbaysay

Koonfurgalbeed oo Shaaciyay Xiliga aysoo Gabagabaynayso Doorashada Shaacisayna Kuraasti Udanbaysay

0

Koofur Galbeed ayaa soo gabagabeyneysa 15 bishan kuraastii u dambeysay ee deegaan doorashada Baydhabo, todobada kursi ee Baydhabo ayaa ku jira kursiga #HOP172 oo uu horay ugu fadhiyay Madaxweyne Lafta Gareen.

Warar kala duwan ayaa ka soo baxayay xaalada kursigan oo si weyn isha loogu haayo cida qaadan doonto, waxaa horay u soo baxay warar sheegayay in kursigan uu damac uga jiro Madaxweyne Lafta Gareen, halka warar kalena sheegayaan inuu siiyay Sodogiis Taliyaha Asluubta Jen. Mahad C/raxmaan oo loo yaqaano Jeneraal Shub.

Ad
Previous articleDeg Deg: Qarax Xoogan oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho
Next articleDeg Deg : Ahlusuna Waljamaaca oo Maantay markale Hub Ka Furtay Dowlada Galmudug gudaha Dhuusamareeb.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here