Daawo Fanaanada Hodan Cabdi Raxmaan iyo Axmed Rasta oo Dhiigooda u Shubay Bukaanada ku Jira isbitaalka Madiina’

Labada Fanaan ee Axmed Rasta iyo Hodon C.raxmaan oo maalmahaan ku sugan magaalada Muqdisho ayaa waxay sameeyeen tallaabo aysan qaadin fanaaniintii ka horeeyay ee imaaday magaalada Muqdisho.

Tallaabada ay sameeyeen labada fanaan ayaa waxaa aad ula dhacay dadkii la socday iyo maamulka isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho.

Halkan Hoose ka Daawo

hodan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*