Home Wararka Maanta Dhul gariirkii labaad ee isla maanta oo ku dhuftay Turkiga

Dhul gariirkii labaad ee isla maanta oo ku dhuftay Turkiga

0

Dhul gariirkii labaad oo cabirkiisa lagu sheegay 7.5, ayaa ku dhuftay degmada Elbistan ee gobolka Kahramanmaras ee dalka Turkiga.

Elbistan ayaa waxay kaga beegan tahay 80 mayl dhanka waqooyi Gaziantep, halkaas oo xudunta u ah dhulgariirkii saaka.

Dhulgariirkii labaad, ayaa dhacay 13:24 wakhtiga maxaliga ah, oo u dhiganta (10:24 GMT).

Sarkaal ka tirsan Hay’adda Maareynta Musiibooyinka iyo Masiibooyinka ee dalka Turkiga, ayaa sheegay in dhul-gariir ka dib uu ka duwan yahay yihiin dhulgariirka saaka.

Ugu yaraan 70 dhimasho, ayaa kal hore loogga soo tabiyay Kahramanmaras, kadib dhulgariirkii ugu horreeyay ee saaka dhacay

Ad
Previous articleP.M Xamse oo kulan deg deg la qaatay laamaha Amniga & Akoono cusub oo Alshabaab laga xiray (Sawirro)
Next articleWararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Laascaanood iyo tirada dhimashada ilaa iyo iminka la xaqiijiyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here