Home galmudug Deg Deg-War-Saxaafadeed kasoo Baxay Galmudug oo Digniin loogu Jeediyay Maamulka Puntland,,Top News,,

Deg Deg-War-Saxaafadeed kasoo Baxay Galmudug oo Digniin loogu Jeediyay Maamulka Puntland,,Top News,,

0

Waxaa maanta Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG ee Maamulka Galmudug kulan ku yeeshay Golaha Wasiirada Maamulka Galmudug, waxaana kulanka intii uu socday ay golaha Wasiirada ka hadleen arimo dhoor ah.

Golaha Wasiirada Maamulka Galmudug ayaa soo dhaweeyay shirka wadatashiga ee looga hadlayay Aayaha Soomaaliya, shirkaa oo goordhaw lagu soo gabo gabeeyay Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho.

Ugu Dambeyn Golaha Wasiirada Galmudug ayaa digniin adag waxa ay u direen Maamulka Puntiland , waxa ayna ugu baaqeyn maamulkaasi in ay ilaaliyaan daris wanaag iyo nabad kuwada noolaanshaha dadka ku dhaqan Labada Maamul.

Halkan ka Aqriso Warsaxaafadeed kasoo baxay Shirka Golaha Wasiirada Galmudug

diga

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here