Home puntland General Cabdi Qeybdiid oo soo dhaweyey Wasirada Galmudug

General Cabdi Qeybdiid oo soo dhaweyey Wasirada Galmudug

0

Madaxweynihii hore Ee Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid kana mid ahaa mussharaxiintii looga ad kaaday doorashdii madaxtinimda Galmudug Ee Cadaado ka dhacaday oo uu ku soo baxay maadaxweyne Guuleed.

Cabdi Qeybdiid ayaa sheegay in sida uu u soo xushay Madaxweyne Guuled golahiisa wasirada ay tahay nidaam dib u heshiisiin iyo mid hor u socod mudane in lagu daydo .

Qaar ka mid ah mudanayaasha baarlamanka Galmudug oo maanta Cadaado shir ku yeeshay ayaa ka soo hor jeestay magacaabida golaha wasirada cusub Ee Galmudug mudanyaasha yaa ku an dacoonaya in la jabiyey tastuurka Galmudug tirada wasirada ay tahay mid aad u badan oo aan la xamili karin.

By wariye bashiir Ahmed  Soofe

Mudug24online

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here