Home galmudug Puntland oo Qiratay in ay Taageerto Maamulka Ahlu-Suna Kana Soo Horjeesatay Maamulka...

Puntland oo Qiratay in ay Taageerto Maamulka Ahlu-Suna Kana Soo Horjeesatay Maamulka Galmudug,,,

0

Maamulka Puntland oo ku Caanbaxay Hagardaamada Bulshada Gobolada Dhexe oo Xiligan Kala Ququban Ayaa Markale Cadeestay in uu kasoo Horjeedo Maamulka Galmudug isla Markana uusan aqoosaneyn Kadib Hadalkii Shalay Kasoo Yeeray Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug oo ahaa in Puntland Taageerto Maamulka Ahlu-Suna,,

Wasiirka Warfaafinta Maamul goboleydka Puntland Maxamuud Xassan Soocade oo isna La Hadlay BBC da Ayaa Sheegay in Aysan Aqoosaneyn Maamulka Cadaado lagu Dhisay isagoo intaasi ku Daray in ay aqoonsanyihiin Maamulka Ahlu-Suna oo ka Dhisan gobolada Dhexe,,

Hadalka Wasiirka Ayaa Muujinaya Sida Puntland uga Soo Horjeedo Hormarka Bulshada Gobolada Dhexe oo israacooda Sababi kara Hormar iyo Furitaanka Dekada Hobyo oo ah Dhibka ugu Weyn ee Xiligan Heesta Maamulka Puntland,,,

ugu Danbeyn Lama OGa Arinta Xigta Jawaabta Kasoo Baxday Puntland ay kaga Soo Horjeeda Maamulka Galmudug iyo Talaabada Kaga Aadan Maamulka Dhawaan lagu Dhawaaqay ee Galmudug,,

Dhanka kale Warar Hoose oo soo Gaaraya Mudug24 Ayaa Tilmaamaya in ay Jiraan Shaqsiyaad Xiligan Taageera Ahlu-suna Kuwaasi oo Taageero ka Hala Maamulka Puntland,,,

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here