Home wararka caalamka DEG DEG Ahmed Madoobe oo weeraray Ciidamad Dawlada Ee ku sugan duleedka...

DEG DEG Ahmed Madoobe oo weeraray Ciidamad Dawlada Ee ku sugan duleedka Kismaayo

0

Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo Ee xarunta Gobalka Jubada hoose ayaa sheegaya in hogaamiyaha maleeshiyaadka Raaskanbooni uu weerar ku qaaday Ciidamada Dawlada oo ku sugan duleedka magalada Kismaayo.

Cabdirashiid oo ka mid ah sarakisha ciidanka maanta la weeraray ayaa warbaahinta  u sheegay in ay werarka ay soo  qaadeen Ciidamada Raaskanbooni Ex Al-shabab waxa dhacay is rasaaseen laakin ma uu san noo sheegin qasaare ka dhashay werarka maanta ka dhacay Kismaayo.

Axmed Madoobe ayaa dhawanahaanba waday hanjabad uu hawada u  marinayey Dawlada kadib markii baarlamanka Soomaaliya ay kala direen baarlamaankii uu soo dhistay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here