Home puntland Puntland oo War kasoo Sartay Maamulka Gobolada Dhexe isla Markana Mujisay Sida...

Puntland oo War kasoo Sartay Maamulka Gobolada Dhexe isla Markana Mujisay Sida Maamulkasi uga Xunyihiin..Akhriso Qoralka…

2

Shirkii Golaha wasiirada dawladda Puntland ee maanta oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay qodobo ay kamid ahaayen la xisaabtanka hay’addaha dawladda safarkii madaxweynaha ee Degmada Eyl, siyaasada macdanta iyo shidaalka Puntland iyo maamul u samaynta Gobolada dhexe.

 

 

Shirka ayaa waxaa diirada lagu saaray maamul u samaynta Gobolada dhexe, iyadoona laga soo saaray Warmurtiyeed ku saleysan dhismaha Maamulka.

 

 

Sidoo kale, waxaa si qoto dheer looga hadlay Safaro uu Madaxweynaha Maamulkaasi ku gaaray Degmada Eyl, go’aanka kaga aadan Shidaalka iyo Arrimo kale.

 

 

War-saxaafadeedka laga soo saaray gabi ahaan kulamada iyo fadhiyada Maamulka ayaa waxa uu u qornaa sida tan:-

 

puntland

10 ku laabo mudug24 xiriir

2 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here