Home wararka Dalka Maxaa gabdhaha somaliyeed ee ku sugan nairobi ku kalifay shiishada, sirta oo...

Maxaa gabdhaha somaliyeed ee ku sugan nairobi ku kalifay shiishada, sirta oo la helay,

0

Xaafada islii oo kamid ah Meel Soomlida si aad ah ugu Badan Tahay Ayaa Waxaa ka Jira Arimo Badan oo kala Duwan Gabdhaha Somliyeed ee Ku Sugan Halkan Ayaa Arimahaasi ugu Weyn Madam Ay Si joogta ah u isticmaalaan Shiishada oo Ah Nuuc kamid ah Tuubaakada,

Shiishada Waxaa isticmaala Badi Dumarka Halkan ku Sugan Marka laga Reebo Kuwii Ale ka Bad Baadshay Xiliga Maalinta Ayey u Tahay Habeen iyagoo jiifa Halka Habeenki oo dhan ay Soo jeedaan isla Markana isticmaalaan Shiishada Waxana Jira Goobo loogu Tala Galay oo lagu istic Maalo Halka Raga Qaarkii ay Xaafadaha Dhigtaan isla Markana ku Balan Sada Dumarka isticmaala Shiishada,

Hadii Aad ku Sugan Tahay Niarobi Gar Ahan Xaafada islii isla Markana Raadiso Xog ku Saabsan Arintan Waxaa ogaaneysaa in Ay Tahay Mid Fudud in aad u Galmooto Dumarka Halkan ku Sugan Adoo Markas Dhiibaya Qarashka Habeenkaasi Waxaa Arkeysaa Dumar Qurux ilaah ku Maneeyay Hadana lagu Leeyaahay Caawa Bixi Qarashka Adaa Qabo iyo Hadalo Ceenkaasi ah,

Culumada Halkan ku Sugan Ayaa Awood u Laheen Wax Ka Qabashada Arintan Waxana Jira Dhalin yarado Guruub ah oo Sameystay Qol Ama Falaayt Gooni  u ah isla Markana Ku Kulansiiya intaasi oo Dumar ah Ku Waasi oo isticmaala shiishada,

Hadalada Laga isticmaalo Halkan Ayaa Ah Hada Ayey Baraneysaa iyo Waa Macalimad Calaashan Waqti Dheer Ayey istic Maashaa Raga kuwa ka yimaada Dibada isla markana yimaada Halkan Ayaa ku Sirma Dumarka iyagoo Bilaaaba in ay Mustaqbal ka Raadshaan isla markana Dibada ku Laabtaan Lakin Shiishadii loo Aadi Jiray Meelaha Kale ayaaba Lasoo iibsadaa Kadibna Xaafada lagu shitaa,

Maxaa Dumarka ku Kalifay Arintan Waa Su.aasha Aan u Qoray Warbixntan Anoo Caydaruus Jokar ah,

Dumarka Halkan ku Sugan ayaa Markii Hore u Yimid Line Dibadeed lakin Wuu Qarxay Maxaase Dhacay Qaarkood Ayaa ku Adkaatay Nolosha Halkan Waxayna Bilaabeen Raadinta Nolol Maameyd Lakin Midka ay Nolosha ka Raadshaan Ayaaba ah mid Duli ah isla markana Shiishada Caba Taasi oo keenta in uu Baro Gabadha Walaashiis ah,

Magacyada iigu Yaabka Badan ee Halkan laga isticmaalo Waxaa kamid ah “Heblaayo Yaabaray Shiishada Haa Waxaa Baray Jaceylkeeda Hore iyo Maya kii Danbe ayaa Baray ” Ala Kaas Gabdho Badan Ayuu Baray Runtii Wiilkaas Waa Xaasid iyo Hadalo kale,

Gabdhaha Laftirkood Marka la Waydiiyo Waxaa ku Dhacay Jaceylkooda Waxaa lagu Leeyahay ” Way kasoo dhamaatay Calshan Shiid Ayuu Noqday iska Daa in uu Shiishada Baxshee Waxaa uu layahay Jibsi iyo chicken”

W/Q Caydaruus Axmad Sahal 

mudug24@Gmail.com

Fadlan Rayigaaga Ku Cabir Cida Ku Kaliftay Shiishada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here