Home Wararka Maanta 150 Maxbuus oo Maanta laga sii Daayay Xabsi ku Yaala Xamar(Sawiro)

150 Maxbuus oo Maanta laga sii Daayay Xabsi ku Yaala Xamar(Sawiro)

0

127 maxbuus oo ku xirnaa Xabsiga dhexe ee Xamar iyo Xabsiga MBC ee Ex-control Afgooye, ayaa saaka lasii daayay markii uu cafis u fadhiyay Madaxweynaha JFS Dr Xasan Sheekh Maxamuud Munaasabadda Ciidda Awgeed.

Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo gudanaya waajibaadkiisa Dastuuriga ah ayaa soo jeedin u sameeyay Madaxweynaha JFS in cafis madaxweyne lagu sii daayo maxabiista ku xukuman dambiyada fudud ee ku xirnaa xabsiga Dhaxe ee Xamar iyo Xabsiga MBC ee KM7.

Ad
Previous articleFaahfaahin Nabadoonadii ugu Caansanaa Magaalada Masagawaay oo Ku geeriyooday Dagaalka Qaraar Alshabaab Halkaas ku qaadeen
Next articleMareykanka oo Diyaariyay Ciidamo uu u dirayo magaalada Khartuum oo Dagaalo Qaraar ka Socdaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here