Home Wararka Maanta 15 qof oo ku dhintay shil baabuur oo ka dhacay Canada

15 qof oo ku dhintay shil baabuur oo ka dhacay Canada

0

Shil baabuur oo ka dhacay dalka Canada ayaa sababay dhimashada 15 qof halka lix qof oo kale ay xaaladooda caafimaad adagtahay.

Afar kale oo badbaaday oo qaba dhaawacyo halis ah ayaa sidoo kale lagu daweynayaa isbitaalka, sida ay saraakiishu sheegeen maantay.

Bas ay saarnaayeen dad waayeel ah oo da’doodu u dhaxayso 58 ilaa 88 oo u socday goob lagu caweeyo ayaa ku dhacay gaari xamuul ah oo marayay waddo wayn oo ku taal Manitoba galabnimadii Khamiista.

Waa “mid ka mid ah masiibooyinka ugu xun” ee abid lagu arko gobolka oo u dhow Winnipeg, sida uu sheegay mid ka mida saraakiishu.

Ad
Previous articleBaarlamaanka Galmudug oo Maantay Ansixiyay Sharciga U ogalanaaya Qoor Qoor Mudo Kordhin(Sawiro)
Next articleTababar loo furay Sedex Kun oo Macalim oo kusoo biirtay Wasaaradda Waxbarashada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here