Home Wararka Maanta Ciidamada Booliska Oo Weeraray Hotel Caawa Lagu Qaban lahaa Xaflada Maamulka Galmudug...

Ciidamada Booliska Oo Weeraray Hotel Caawa Lagu Qaban lahaa Xaflada Maamulka Galmudug looga Soo Horjeedo(Sawiro)

0

GudoomiyAha amniga Gobalka Banaadir ayaa Sheegaybin Goordhow lakala Eryey Koox uu Hogaamonyay Axmed Macalin Fiqi oo Caawa Qaban lahaa Shir looga Soo Horjeedo Maamulka Galmudug.

cali yare Cali ayaa Sidaan yiri”Ciidamada Amniga Gobolka ayaa goordhow kala ceyriyay koox foowdiistayaal ah oo ka fekertay in Hotel ay Ganjeelkiisa hoos ka soo xirteen ku qabsadaan Shir carqalad ku ah Amniga iyo horumarka Galmudug.

Sharciga iyo dowladnimada Galjeel lagama xiran karo.”

 

Xalay ayag ahayd markii Sidaan oo kale loo Diiday inay Hotel Afrik Ku Qabsadaan Xafladaan oo looga Soo Horjeeday Maamulka Galmudug.

Ad
Previous articleNabadoo Caan ahaa oo lagu Dilay Magaalada Muqdisho
Next articleGudiga Doorashooyinka Galmudug oo Shaaciyay Jadwalka Doorashada 7 kursi Xiliga Laqabanaayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here