Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Madaxweynaha Hirshabeele oo Xilka Ka Qaaday Gudoomiyhii Gudiga Doorashooyinka Hirshabele

Madaxweynaha Hirshabeele oo Xilka Ka Qaaday Gudoomiyhii Gudiga Doorashooyinka Hirshabele

0

Madaxweynaha Maamulka HirShabeelle ayaa xilkii iyo xubinimadii guddiga ka qaaday guddoomiyihii guddiga doorashada ee maamulkaas, waxaana xilkaas loo magacaabay Maxamed Xuseen Maxamed.

Guddoomiyihii hore ee guddiga Axmed Xuseen Diini ayaa lagu eedeeyay in xalay uu Murashax gaar ah u qoray guddiga soo xulaya ergada doorashada, kaasoo ay wadatay Villa Somalia.

Sidoo kale waxa uu is hortaag dhowr jeer ku sameeyay doorashooyinkii ka dhacay Beladweyne.

 

Ad
Previous articleDoorashada kuraas ka Mid Noqonaya Golaha Shacabka oo Xalay la Doortay iyo Kursigii Gacan yaraha Fahad oo Xildhibaan kale loo Doortay(Sawiro)
Next articleJubaland oo Shaacisay Kuraastii u Danbaysay ee Taalay Kismaayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here