radiomudug24 xayisiin mudug24 source

Wararka ugu weyn 2

Dhageyso War deg deg Ah Wasaarada Amniga Dowlada Somaliya oo soo saartay Amaro Kale oo Cusub..

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa markale ku celiyay in shirar aysan ka warqabin Xukuumadda Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir aan lagu qaban Karin

Continue Reading »

Qeybta Wararka ugu weyn 2

Akhriso Warsaxaafadeed Gudoonka labada Aqal oo Khilaaf Xoogan soo Kala dhex-galay.

Khilaaf iyo loolan dhanka awoodda ah ayaa ka soo if baxay Guddoonka Labada Gole ee Golaha shacabka iyo Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka, iyadoo markii

Continue Reading »

Wararka ugu weyn 2 Archives

Sawiro Guulaha uu gaaray Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale oo la amaanay..
- Dec 11, 2017
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle ayaa mudo dhoor bilood oo xilkaasi loo magacaabay waxa uu sameeyay Guulo la taaban karo. Xaaf ayaa siyaasad Cajiib ah lasoo galaya Maamulka Galmudug waxana uu meesha ...
Dhageyso Somali laga soo Celiyay Mareykanka oo diyaaradii siday Cilad ku timid..
- Dec 9, 2017
Sagaashan iyo Labo qof oo Somali ah oo laga kala qabatey meelo kala duwan oo dalka Mareykanka loona masaafurinayey Somalia ayaa dib looga soo celiyey magaalada Dakar ee Senegal. Dadkan ...
Dhageyso Khudbadii Madaxweyne Gaas ee heshiiska Galmudug iyo Ahlu-suna..
- Dec 7, 2017
Madax kala duwan ayaa ka hadashey heshiiska Galmudug iyo Ahlu-suna. Madaxweynaha Puntland Cabdi weli Gaas ayaa ka hadlay Hehsiiska Galmudug Iyo Ahlu-suna. Gaas ayaa sheegaya in hehsiiska uu yahay mid guul ah ...
Hambalyo Wariye Cali Maalin iyo Marwadiisa Ayaan oo wiil ugu dhashay Magaalada Gaalkacyo..
- Dec 4, 2017
Tahniyad dhalasho Wariye Cali Maalin Nuur  Waxaa Halkaan Tahniyad Dhalasho Ka Diraya Wariyaasha Kala Ah 1.Jabriil Cismaan Cilmi 2.Faarax Maxamed Yuusuf Lamaane 3.Maxamed Maxamuud Dhoore 4.Caydaruus Axmed Sahal 5.Siciid Xaashi Xogolof 6.C/qaadir Axmed Jimcaale 7. Hanad Cabdi ...
Dhageyso Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug oo ka hadlay wada hadalka ka Furmay Jabuti iyo Qodobada Taagan,,
- Nov 28, 2017
Magaalada Djibouti waxaa waddahallo ay uga furmeen maamulka Galmudug iyo kan Ahlu-Sunna Wal-Jamaaca. Madaxweynaha Galmudug iyo ku xigeenkiisa iyo madaxda dhinaca Ahlu-Sunna ayaa si fool-ka fool ah maanta isasoo hor-fadhiistay, waxaana ...
Dhageyso Gudoomiyaha Gobolka ee Puntland oo ka hadlay Xaalada Gobolka iyo Wada hadalka Socda,,
- Nov 27, 2017
Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland ayaa ka hadlay Xiisad iyo Dagaal dhawaan ka dhacay Magaalada Gaalkacyo, Xasan Maxamed Khaliif ayaa dhanka kale waxa uu ka hadlay sida xaalada magaalada tahay iyo ...
Dhageyso Feysal Cali Waraabe oo Yiri Guusha Muuse waan soo dhawenaya Waayo Ciro waa Somaliweyn..
- Nov 22, 2017
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali waraabe oo maanta warbaahinta kula hadlay Hargeisa ayaa sheegay inuu ku Faraxsan yahay Guul-darada Xisbiga Wadani uu kala Kulmay doorashadii “Kulmiye iyo Ucid waa Isku mid, ...
Dhageyso Xisbiga Wadani oo ka Hadlay Sababta ay u Qaadaceen Doorashada Somaliland..
- Nov 21, 2017
Xisbiga mucaaraddka ah ee WADDANI ayaa gabi ahaanba Caawa shaaciyay in uu qaadacay doorashadii 13,kii Bishaan ka dhacday Soomaaliland oo ay kula tatameen labada Xisbi Gudoomiyaha Xisbiga  WADDANI Cabdiraxmaan Cabdilalahi Cirro ...

« Previous PageNext Page »