Wararka caalamka

Dowlada Mareykanka oo ku dhawaaqday in ay ka baxday Heshiiska Hubka Nuclear-ka INF.

Dowladda Mareykanka ayaa maanta ku dhowaaqday inay ka baxeyso heshiiska tobanaanka sano jira ee xakameynta hubka Nuclear-ka ee ay kula jirtay Ruushka. Xoghayaha arrimaha dibedda

Continue Reading »

Qeybta Wararka caalamka

Dalalka Midowga Yurub 5 kamid ah oo Qeebsaday Tahriibayaal loo diiday Dalka Taliyaaniga.

Shan dal oo ka tirsan Midowga Yurub ayaa sheegay inay qaabili doonaan 47 Tahriibayaal ah oo bada laga soo badbaadiyey kuwaasi oo ay diiday inay

Continue Reading »

Wararka caalamka Archives

Midowaga Yurub oo diiday in ay Wada-hadal Cusub la galaan Dowlada UK.
- Feb 1, 2019
Golaha Midowga Yurub ayaa sheegay inaysan diyaar u ahayn in wadahadal cusub ay la galaan dalka UK, kadib markii Baarlamaanka UK codsaday in wax laga bedalo heshiiskii ay horey u ...
Dad badan oo u dhintay Qabowga Tirada badan ee ka jira Waqooyiga Dalka Mareykanka
- Feb 1, 2019
Gobalada Waqooyiga ee dalka Maraykanka ayaa maalmahan ku jira qabow xad dhaaf ah oo saameyn ku yeeshay nolosha dadka dhulkaasi ku nool. Gobalada sida weyn qabowgan iyo barafka looga dareemay ayaa ...
Sweden oo bilaabeysa Sharci Cusub oo Qaxootiga u diidaya in ay doortaan Deegaanka ay Rabaan.
- Feb 1, 2019
Laga bilaabo xilliga kuleeylaha ee sannadka 2020 ayaanay suurtagal u noqon doonin qaxootiga dalkan yimaada iney xaq u yeeshaan gunnada nolol maalmeedka, haddii ey iskood u deggaan hooy ku yaala ...
Milatariga Dalka Suudaan oo la saftay Madaxweynaha Dalkaasi Cumar Xasan Al-bashir.
- Jan 31, 2019
Taliyaha guud ee Ciidanka difaaca Suudaan, Jeneraal, Kamal Abdul Macruuf, ayaa sheegay in aysan oggolaan doonin in la bur-buriyo Dalka, Qarankana la fashiliyo. Taliye, Kamaal, ayaa war uu kasoo saaray Xafiiskiisa ...
Madaxweyne Trump oo Sirdoonka Mareykanka ugu baaqay in ay Wax soo bartaan oo Dugsiyo tagaan.
- Jan 31, 2019
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ugu baaqay laamaha sirddoonka dalkiisa in aysan waxbo kala socon marka ay timaado arrimaha dalka Iiraan isla markaasna iska foggeeyay khatarta la sheegay inay uga ...
Doodii Barlamaanka oo Stefan Löfven lagu dhaliilay iyo Ulf Kristersson oo Ridista Dowlada diyaar u ah..
- Jan 31, 2019
Dooddii ugu horeysay sanadka ee baarlamanka ayey ra’iisal wasaare Stefan Löfven dhaleeceyn uga timid laba dhinac. Dooddii saaka dhex martey hogaamiyeyaasha xisbiyada iyadoo ay todobaad ka soo wareegtay dhismihii dawlad ka ...
Barlamaanka Dalka Norway oo diiday in Norway laga badalo nidaamka boqortooyada
- Jan 31, 2019
Aqlabiyada baarlamaanka oo ka soo horjeestay in Norway laga raro nidaamka boqortooyada ayna noqoto jamhuuriyad. Sideed xildhibaan ayaa ku soo kordhay hadda marka loo eego sannadkii 2016 oo xildhibaanadu cod geliyeen ...
Dalka Holland oo diiday in uu Qaabilo qaxooti laga soo badbaadiyay Bada dhexdeeda.
- Jan 31, 2019
Dowlada Holland ayaa sheegtay inaysan qaabili doonin 47 Tahriibayaal ah oo todobaadkii hore laga soo badbaadiyey bada dalka Liibiya, kuwaasi oo loo diiday inay kusoo degaan dalka Talyaaniga. Xukuumada Xagjirka ah ...

« Previous PageNext Page »