Home Wararka Maanta Mowliid Maxamed Jaamac oo Lagu Fuliyay Dil Toogasha ah

Mowliid Maxamed Jaamac oo Lagu Fuliyay Dil Toogasha ah

0

Maxkamadda gobolka Sool ee fadhigeedu yahay Laascaanood ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay Mowliid Maxamed Jaamac ah oo 24-kii bishii hore Laascaanood ku dilay marxuum Maxamuud Cali Muuse oo ka mid ahaa saraakiisha ciidanka SSC Khaatumo.

Maxkamadda ayaa labo maalin ka hor Mowliid ku riday xukun dil ah, waxaana maanta Isniin ah laga oofiyay xadkii qisaasta marxuum Maxamed Cali Muuse.

Ad
Previous articleWasiirkii Hore ee Arimaha Dibada oo ka Hadlay Magacaabista Fiqi
Next articleWadan ka Tirsan Yurub oo maxkamadda ICJ loo soo taagey taageerada Israa’iil

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here