Home Wararka Somaliya Jubbaland Gudiga Doorashooyinka Jubaland oo Shaaciyay 5Kursi kaliya Xili Waqtigii Doorashadu dhamaadtahay

Gudiga Doorashooyinka Jubaland oo Shaaciyay 5Kursi kaliya Xili Waqtigii Doorashadu dhamaadtahay

0

Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland ayaa shaaciyey jadwalka qabashada doorashada 5 kursi oo kamid ah Kuraasta Golaha Shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay magaalada Kismaayo.

Waxa uu guddigu sheegay in doorashada shantan kursi ay dhici doonto 24ka bishan Febraayo oo ah maalin kahor xilliga loo qabtay in lagu soo afjaro doorashada kuraasta Golaha Shacabka.

 

Shantan kursi ee la shaaciyay ayaa waxaa ay kala yihiin;

Hop#072 C/shiid Maxamed Xiddig
Hop#079 Farxiyo Xasan Axmed
Hop#112 C/siis Cabdulaahi Maxamed
Hop#130 Maxamed Diiriye Khaliif
Hop#136 Maxamed Cabdi Maxamed

jadwalka qabashada 5 kursi oo ka tirsan golaha shacabka oo lagu qabanayo kismaayo

Ad
Previous articleWadooyinka Baladweyne oo Xiran iyo Meydadkii shalay oo lala,yahay Meel la Marsiiyo
Next articleWar Deg Deg Ah:- Fahad Yaasiin oo loo doortay kursi Golaha Shacabka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here