Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Wadooyinka Baladweyne oo Xiran iyo Meydadkii shalay oo lala,yahay Meel la Marsiiyo

Wadooyinka Baladweyne oo Xiran iyo Meydadkii shalay oo lala,yahay Meel la Marsiiyo

0

Wararka ka imaanaya magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta inta badan la xiray waddooyinka muhiimka ah ee kuyaala magaaladaasi oo ka bilaabanayaan doorashada xildhibaanada gollaha shacabka.

Ciidamo badan oo kuwa ammaanka ah ayaa lasoo dhoobay waddooyinka magaalada Baledweyne, ciidamada ayaana gabi ahaan hakiyay dhaq dhaqaaqa gaadiidka iyo dadka goobaha muhiimka ah.

Doorashada maanta ka dhaceysa oo lasii ogyahay natiijada kasoo baxeysa ayaa waxaa ku jira kursiga uu doonayo Fahad Yaasiin, waxaana xiritaanka waddooyinka sabab looga dhigay ilaalinta ammaanka Fahad Yasaiin oo Farmaajo muhiim u ah.

Dhinaca kale waddooyinka la xiray ayaa saameyn badan ku yeelatay ehelada dadkii shalay ku dhintay qaraxii ka dhacay magaalada Baledweyne, kuwaa oo la’ meel ay marsiiyaan meydadka eheladooda.

Ad
Previous articleCali guudlaawe oo Kulan la qaatay Fahad yaasiin Xili Maantay Baladweyne lagu Dooranaayo(Sawiro)
Next articleGudiga Doorashooyinka Jubaland oo Shaaciyay 5Kursi kaliya Xili Waqtigii Doorashadu dhamaadtahay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here