Home puntland (Dhageyso) Guddoomiyihii Baarlamaanka Puntland oo sheegay in loo awood sheegtay

(Dhageyso) Guddoomiyihii Baarlamaanka Puntland oo sheegay in loo awood sheegtay

0

Guddoomiyihii Baarlamaanka Maamulka Puntland oo Xildhibaannada Maamulkaas ay sheegeen Khamiistii inay xilkii ka qaadeen ee Cabdi Xakiin Dhoobo-Daareed ayaa ka hadlay sababtii keentay in xildhibaannada sheegaan inay xilkii ka qaadeen.

Waxaa uu sheegay in isaga uu leeyahay Mustaqbal siyaasadeed,isla markaana uu doonayay in dadka Reer Puntland si sax ah loogu Shaqeeyo,hayeeshee ay taasi diideen Madaxda Hoggaamisa Puntland.

Waxa uu sheegay in lagu tari falay,dhaqaalihii iyo midnimadii Puntland,isla markaana markii uu taasi diiday ay bilaabatay in la isku awood sheegto,waxaana uu sheegay in Puntland ay xilligaan u baahan tahay badbaado.

Hadalkan ayaa waxaa uu sheegay Guddoomiyihii Baarlamaanka Puntland Cabdi Xakiin dhoobo-daareed kulan uu Maanta la qaatay qeybaha kala duwan ee Bulshada Magaalada Xingalool.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here