Home Wararka Somaliya Galmudug Galmudug oo ka Hortimid Go’aanka jadwalka ay Soo Saareen Gudiga Doorashooyinka...

Galmudug oo ka Hortimid Go’aanka jadwalka ay Soo Saareen Gudiga Doorashooyinka Heerfederaal ee Dhaarinta Baarlamaanka 11naad

0

Warsaxadadeed kasoo Baxay Maamulka Galmudug kuna Wajahnaa Go’aanki Gudiga Doorashooyinka Heer federal ee ay Xalay Soo Saareen kaas oo ahaa Jadwalka Dhaarinta Xildhibaanada Cusub oo loo asteeyey 14ka Bisha nagu soo aadan ayaa Galmug Ka tiri Sidaan:

Jadwalka kasoo baxay Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal (FIET) wuxuu baalmarsanyahay heshiiyadii doorashooyinka.

Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal waxay qaadeen tallaabo ka baxsan awooddooda, waxeyna kasoo horjeedaa heshiiyadii iyo habraacyadii Doorashooyinka.

Hadaba, Dowladda Galmudug waxay cadeyneysaa inaysan aqbali doonin jadwal iyo go’aamo aan kasoo bixin Madasha Wadatashiga Qaranka.

Ugu danbeyntii, Dowladda Galmudug waxay ka digeysaa waxkasta oo caqabad ku noqon kara dhameystirka hanaanka doorashooyinka

Ad
Previous articleKoonfurgalbeed oo Ka Hortimid Go’aan kasoo Baxay Gudiga Doorashooyinka heer federaal iyo P.M Rooble
Next articleDoorashada 16kii kursi ee Garbahaareey oo Ceelwaaq loo Wareejiyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here