Home wararka Dalka Dowlada Somaliya oo soo saartay Habraaca Doorashada Maamulka Jubbaland (Akhriso)

Dowlada Somaliya oo soo saartay Habraaca Doorashada Maamulka Jubbaland (Akhriso)

0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay qorshaha soo xulista xubnaha Baarlamaanka 2-aad iyo doorashada Madaxweynaha Jubbaland  ee 2019-ka, ka dib markii horay Wasaaradda ay u qaadacday natiijada doorashooyinkii ka dhacay Jubbaland.

Hoos ka akhriso habraaca ay soo saartay Wasaarada arrimaha gudaha.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here