Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Cali Guudlaawe oo Shiikh Shariif la Kulmay Kadib Doorashadiisii Ka Dhacday Jowhar(Sawiro)

Cali Guudlaawe oo Shiikh Shariif la Kulmay Kadib Doorashadiisii Ka Dhacday Jowhar(Sawiro)

0

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen  ayaa xarunta Madaxtooyada kula kulmay Madaxweynihii hore ee dalka Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed  oo maanta soo gaaray Magaalada Jowhar.

Madaxweynihii hore ee Dalka Mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa loo  doortay Xildhibaan Golaha Shacabka BJFS waxaana xilka loo doortay ugu hambalyeeyay Madaxxweyne Cali Guudlaawe Xuseen.

Shiikh Shariif oo kursiga loo xiray ayaa doorasho ka dhacday magaalada Jowhar waxaa uu ku soo baxay kursiga HOP 146 oo uu horey ugu fadhiyey wasiirka amniga Somalia C/llaahi Maxamed Nuur

Sharif Shiikh Ahmed oo saaka ka gaaray Jowhar ayaa ku guuleystay kursiga markii uu tanaasulay Sheriif Abukar Ahmed oo malxiis ahaa.

Ad
Previous articleDeg Deg: Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya oo Xildhibaan Loo Doortay
Next articleDowlada Somaliya oo war ka soo saartay khilaafka ka taagan Safaarada Soomaalida ee Roma

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here