Home wararka Dalka Akhriso Qoraal uu Axmed Madoobe u diray Madaxweyne Farmaajo

Akhriso Qoraal uu Axmed Madoobe u diray Madaxweyne Farmaajo

0

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa warqad uu ku cadeenayay sababaha uu  maamulkiisa ku qaaday ka qeyb galka shirka Madasha Iskaashiga Soomaaliya ee Muqdisho ka furmay usoo diray Madaxweyne Farmaajo.

Axmed Madoobe ayaa qoraalka uu Madaxweyne Farmaajo usoo diray oo sidoo kale la ogeysiiyay Ra’isul Wasaare Kheyre ku cadeeyay 7-sabab uu ku qaadacay maamulkiisa ka qeyb galka shirka maanta ka furmay Muqdisho.

Halkan ka Akhriso Qoraalka Axmed Madoobe usoo diray Farmaajo.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here