Home puntland Puntland oo war kasoo saartay Gudoomiyaha Cusub ee Barlamaanka Maamulka Jubbaland

Puntland oo war kasoo saartay Gudoomiyaha Cusub ee Barlamaanka Maamulka Jubbaland

0

Maamulka Puntland ayaa hambalyo u diray  Guddoonka cusub ee Baarlamaanka Labaad ee Jubbaland ee maanta lagu doortay Magaalada Kismaayo.

War Saxaafadeed kasoo baxay Madaxtoyadda Puntland ayaa hambalyo loogu diray Guddoonka cusub ee Jubbaland waxaana ay sheegeen in ay si wanaagsan ula shaqeyn doonaan.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here