Home galmudug (Dhageyso) General Galaal ” Habargidir oo heshiisay waa Somaliya oo heshiisay”

(Dhageyso) General Galaal ” Habargidir oo heshiisay waa Somaliya oo heshiisay”

0

General Galaal oo kamid ahaa saraakiishii soo maratay Dalka ayaa khudbad markale ka jeediyay shirka ka socda Magaalada Hobyo.

General Galaal ayaa ka hadlay muhiimada shirka waxana uu sheegay in Somaliya heshiisay hadii Habargidir midowdo isla markana heshiis qaataan.

Waxa uu dhanka kale Generalka ka hadlay shakiga laga qabo shirka isagoo Puntland iyo Koonfur Galbeed ugu baaqay in shirka u fahmaan mid nabad ah oo ay kasoo bixidoonaan wax dani ugu jirto.

Mudug24 Hobyo

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here