Home Wararka Somaliya Somaliland Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay shaqaaqadii ka dhacday Hargeysa

Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay shaqaaqadii ka dhacday Hargeysa

0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa baaq ku saabsan xasilloonida, nabadda iyo wadajirka ay ku tilmaaman yihiin u diray hoggaanka siyaasadda iyo bulshada Soomaaliland.

Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa Madaxda iyo Shacabka Somaliland ku booriyay inay ka shaqeeyaan nabad iyo Xasiloonida Deegaanada Soomaaliland

Madaxweyne Xasan Sheikh iyo Ra’isul Wasaare Xamza ayaa si wadajir ah uga hadlay rabashadihii shalay la dhacay Hargeysa waxayna ka digeen in shacabka La dhibaateeyo

Ad
Previous articleSiyaasiinta Soomaalida ugu saameynta badan ee ku soo baxay doorashada Kenya
Next articleWiil Muqdisho ku nool oo qaatay Go’aan halis ah oo aad loo hadal haayo (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here