Home galmudug (Daawo) Shiikh Shaakir oo ka Hadlay Khilaafka Galmudug ee la baahiyay iyo...

(Daawo) Shiikh Shaakir oo ka Hadlay Khilaafka Galmudug ee la baahiyay iyo Cida ka danbeesa

0

Madaxa xukuumada Galmudug sheikh Maxamed Shaakir oo matabaan wariyaasha kula hadlay ayaa beeniyay in qilaaf u soo kala dhax galay madaxda ugu sareysa Galmudug xilli maalmihi ugu dambeysay ay soo baxayeen warar sheegay in uu qilaaf uu soo kala dhax galay hogaanka Galmudug .

Shaakir ayaa sheegay in warkaas uu yahay mid been abuur ah islamrkaana ay faafiyeen sida uu hadalka u dhigay Dad ka soo horjeeda midnimada Galmudug.

ugu dambeynti ayuu sheegay sheikh shaakir in hadda ay tahay markii ugu horeysay oo ay si wada jir ah u wada shaqeyaan hogaanka Galmudug lagana soo gudbay wixii qilaaf ah.

Shiikh Shaakir ayaa Hadalkiisa ku soo aadiyay Xili Dowlada Somaliya Iyo Galmudug uu khilaaf xoogan u dhaxeyo.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here