Home galmudug Dhageyso Khudbadii Madaxweyne Xaaf oo Gaalkacyo lagu soo dhaweeyay kana hadlay Kulanka...

Dhageyso Khudbadii Madaxweyne Xaaf oo Gaalkacyo lagu soo dhaweeyay kana hadlay Kulanka Madaxweynaha Puntland

0

Madaxweyne Xaaf ayaa soo gaaray magaalada Gaalkacyo isagoo Safarkiisa kaga soo ambabaxaya caasimada Dalka Kenya ee Nairobi.

Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Galmudug iyo Bulshada Qeebaheeda kaka duwan ayaa ku sugan Garoonka OShaco international uu madaxweynaha kasoo dagayo madaxweynaha ayaana jeediyay khudbad kooban uu kaga hadlay waxa ku soo kordhay xaaladiisa.

Madaxweyne Xaaf ayaa sheegay in uu dhawaan Gaalkacyo kula kulmayo madaxweynaha Puntland Siciid Deni iyagoo si wadajir ah u soo saaraya war/saxaafadeed.

Xaaf ayaa maalmihii u danbeeyay jeediyay hadalo uu kaga soo horjeedo dowlada Somaliya taasi oo siyaasad ahaan aysan isku fahmin xil heynta Galmudug.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here