Home Wararka Somaliya Galmudug C/salaam Axmed Cali oo aha Dilaagii Dilay Cabdulahi Cali Huudey oo Dil...

C/salaam Axmed Cali oo aha Dilaagii Dilay Cabdulahi Cali Huudey oo Dil Toogasha Lagu Xukumay

0

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ayaa Galabtay U Fariisatay kiiska Dacwada Dilkii Dhawaan Ka Dhacay  Bartamaha Magaalada Guriceel Kaas oo loogu Gaystay Ganacsade Cabdullahi Cali Huudeey.

Gudoomiyaha Degmada Guriceel Faarax Abdi Moalin oo ay wheliyaan Xildhibaano ka tirsan Galmudug Saraakil Ciidan iyo bulshada qeybaheeda kala duwan oo ay ka mid yihiin ehelka allaha unaxariistee Abdulaahi Ali Hudeey ayaa goob joog ahaa goobta ay ka dhaceysay Maxakamadeynta C/salaam Axmed Cali oo dhawaan Guriceel ku dilay Marxuun Abdulahi Ali hudeey

Maxkamada Ciidama Qalabka sida ayaa xukun dil ah ku ridey Dabele NISA C/salaam Axmed Cali, kadib markii ay ku cadaatay in uu si bareer ah u dilay Marxuum Cabdullaahi Cali Hudeey Taariikhdu markey ahayd tobankii bishan.

Maamulka degmada Guriceel ayaa soo qabashada gacan ku dhiiglahaan galiayay dadaal dheer

Ad
Previous articleWararkii Ugu Danbeeyey Ibraahim Iman oo Qurba joog ahaa oo xalay Lagu dilay Muqdishu
Next articleMadaxweyne Xasan shiikh oo Lagu soo Dhaweeyay Dalka Burundi(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here