Home wararka Dalka Shan Xisbi Siyaasadeed oo soo saaray War-saxaafadeed Xasaasi ah (Akhriso)

Shan Xisbi Siyaasadeed oo soo saaray War-saxaafadeed Xasaasi ah (Akhriso)

0

War Saxaafadeed ay si wadajir ah usoo saareen Xisbiyada Siyaasadeed ee Ilays, NDP, UPD, Wadajir & NPP, ayaa looga hadlay doorashada dalka iyo sidoo kale Mudo kororsi laga cabsi qabo in ay sameeyaan madaxda talada dalka xiligan heysa.

Xisbiyadan waxa ay walaac xoogan ka muujiyeen in la kordhiyo mudo xileedka Madaxda talada haysa, waxa Xisbiyada ugu baaqeen labada golle ee Baarlamaanka in ay turxaan bixin ku sameeyaan sharciyada doorashooyinka.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here