Home galmudug Xildhibaan Axmed Fiqi ” Dowlada ayaa masuul ka ah Fashilka Shirkii Garoowe...

Xildhibaan Axmed Fiqi ” Dowlada ayaa masuul ka ah Fashilka Shirkii Garoowe ka socday”

0

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa ka hadlay Shirka dhawaan ku soo idlaaday Magaalada Garoowe ee Fashilmay.

Xildhibaanka ayaa ka hadlay Waxyaabaha keenay in uu Fashilmo Shirka waxana uu sheegay in Dowlada ay ka danbeesay in uu Fashilmo Shirka.

Hadalka Xildhibaan Fiqi ayaa imaanaya iyadoo Dowlada Somaliya iyo Maamulada Dalka ka jira uu u dhaxeeyo Khilaaf Xoogan.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here