Home Wararka Maanta Ra’isul Wasaare Xamze oo Muqdisho ka furay Shirka Banbaxa Golaha Wasiiradda (Sawiro)

Ra’isul Wasaare Xamze oo Muqdisho ka furay Shirka Banbaxa Golaha Wasiiradda (Sawiro)

0

Kulan wadareedka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho.

Kulanka oo soconaya muddo laba maalin ah ayaa lagu lafa-gurayaa howllaha mudnaanta u leh xukuumadda Dan-Qaran iyo habka loo xoojin karo wadashaqeynta wasaaradaha iyo hay’addaha kala duwan ee dowladda.

Kulanka ayaa waxaa furitaankiisa ka qeyb galay Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe).

Ad
Previous articleUkraine oo shaacisay tirada askarta laga dilay tan iyo bilowgii weerarka Ruushka
Next articleGudoomiyaha Golaha shacabka oo si xasaasi ah ug hadlay amniga Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here