Home Wararka Maanta Nin Masaar u adeegsaday ku Filay ninkale iyo Booliska oo Qabtay Ninkii...

Nin Masaar u adeegsaday ku Filay ninkale iyo Booliska oo Qabtay Ninkii dilka Gaystay

0

Dilkan ayaa barqanimadii maanta ka dhacay xaafad ka tirsan degmada Wadajir sida ay sheegeen dad goob joogayaal ah.

Masaarta ayaa la sheegay in ninkan uu si arxan daro ah ugu cel celiyey madaxa ninka uu dilay, taasoo sababtay inuu markiiba u geeriyoodo,  lamana oga illaa adda sababta uu falkan u geystay iyo waxaa ka dhexeeyey labada nin.

Ciidamada Booliska Somalia oo gaaray goobta uu falku ka dhacay ayaa gacanta ku dhigay ninka dilka geystay, iyagoo sheegay iney baaritaano wadaan.

Ad
Previous articleTurkiga oo ka hadlay sababta ay heshiiska ula galeen Soomaaliya
Next articleAnsixinta labada gole ee baarlamaanku ay ansixiyeen heshiis aysan akhrin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here