Home galmudug Xog Muhiim Ah Qaramada Midoobe oo soo Celineysa Xiriirka Maamul Goboleedyada iyo...

Xog Muhiim Ah Qaramada Midoobe oo soo Celineysa Xiriirka Maamul Goboleedyada iyo Dhaqaalaha ay siiso

0

Qaramada Midoobe ayaa soo celineyso Xiriirka Xumaaday ee kala dhaxeeyay Madaxda Maamulada Somaliya iyo Cilaaqaadka toos ka ahaa ee kala dhaxeeyay Madaxdaasi.

Wararka lagu kalsoonaan karo ee Mudug24 heleyso ayaa sheegaya in Qaramada Midoobe ay soo celineyso Xiriir Maamul Goboleedyada gaar ahaan Caawinta dhaqaalaha ay siin jirtay Maamul Goboleedyada oo hada laga jartay.

Arintaasi ayaana timid kadib markii Dowlada Somaliya ay toos u jartay xiriirka Maamul Goboleedyada iyo dhaqaalaha ay siin jirtay taasi oo ah qaladaadka xiligan ay dowlada ku dhaqaaday.

Madaxweynaha Galmudug iyo Madaxda kale ee Jubbland iyo Puntland ayaa wada gaaray Dalka Kenya halkaasi oo kula kulmayaan Xubnaha Beesha Caalamka si looga heshiiyo soo celinta xiriirka hore ee dhinacyadaasi.

Dowlada Somaliya ayaa hada wajaheyso Culeesyo xoogan madama ay isku furtay mowjado kala duwan oo dhanka siyaasad ah.

Mudug24 Nairobi

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here