Home Wararka Somaliya Galmudug Ra”isul Wasaare Rooble iyo Madaxweynaha Galmudug oo Kormeeray Xarunta Amniga Doorashada Galmudug...

Ra”isul Wasaare Rooble iyo Madaxweynaha Galmudug oo Kormeeray Xarunta Amniga Doorashada Galmudug (Sawiro)

0

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Abdi kaariye iyo Raisul Wasaaraha Xukuumadda Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeer ku tagay xarunta dhexe ee Guddiga Amniga doorashooyinka Galmudug.

Ra”isul Wasaaraha iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoor Qoor Ayaa warbixin ka dhagaystay Xubnaha Guddiga Amniga Doorashada Galmudug.

Guddiga Amniga Doorashada ee Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa warbixin siiyay Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi kaariye Qoor Qoor.

Ad
Previous articleBaarlamaanka Galmudug oo Gurceel u Meelmariyay Degmo (Sawiro)
Next articleMaxay Rooble iyo Qoor Qoor kala Hadleen Odayaasha Dhaqanka Dhuusamareeb

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here