Home galmudug Dhageyso Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug oo sheegay waqtiga la qabanayo doorashada.

Dhageyso Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug oo sheegay waqtiga la qabanayo doorashada.

0

Gudoomiyaha baarlamaanka Galmudug Garabka Cadaado Cali Gacal Casir ayaa sheegay in ay ku howlan yihiin diyaar garow ku aadan qabashada doorashooyin dhawaan ka qabsoomi doona deegaanada maamulkaasi xili shalay uu war kaaas uu sheegay gudoomiye cali gacal casir uu ka soo baxay garabka dhuusamareeb

Guddoomiye Casir ayaa faah faahin ka bixiyay qorshaha doorashooyinkan iyo waqtiyada ay dhici doonaan.

Waxa uu xusay in bisha June ee soo socota la qaban doono doorashada golaha wakiilada, kadibna la sii amba qaadi doono mida madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here