Home Wararka Somaliya Galmudug Guddiga Doorashada Heer Fadraal oo Agabkii Doorashada u kala diray DG Dalka...

Guddiga Doorashada Heer Fadraal oo Agabkii Doorashada u kala diray DG Dalka (Sawiro)

0

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF), ayaa agabkii Doorashada Gollaha Shacabka ukala diray Dowlad Goboleedyada Galmudug, Koonfur galbeed iyo Jubaland si Loo Bilaabo Doorashada Aqalka Hoose

guddiga Ayaa sheegay in maalmaha Soo socda la filaayo in ay ka bilaaban doonto Doorashooyinka Gollaha Shacabka.

Kuraasta Golaha Shacabka Ayaa si gaar ah Isha Loogu hayaa waxaana ka Jira Loolan adag, waxaana ku Hardamaya Xisbiyada ugu adag Dalka.

54 Kursi oo ka mid ah Aqalka Sare Ayaa qaadatay Muddo 4 bil ka badan, waxaana la saadaalinayaa in 275 Mudane oo Aqalka Hoose ay qaadan doonto Doorashadooda in ka badan 8 Bilood.

Ad
Previous articleGuddiga Doorashada Galmudug oo Maanta La wareegay Agabkii Doorashada
Next articleMadaxweyne Farmaajo oo Ka hadlay Dhameystirka Sanaterada Aqalka sare

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here