Home wararka Dalka Xog Muhiim ah Dowlada Somaliya oo qorsheeneysa in Madaxweynaha Galmudug meesha laga...

Xog Muhiim ah Dowlada Somaliya oo qorsheeneysa in Madaxweynaha Galmudug meesha laga saaro ama uu iscasilo.

0

warar lagu kalsoonyahay isla markana aan ka helnay masuuliyiin ka tirsan dowlada somaliya ayaa sheegaya in dowlada ay ku hoolantahay in meesha ka saartay madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle xaaf.

Xogta aan heleeno ayaa tilmaameysa in dowlada somaliya ay ku hoolantahay sidii xilka uu uga dagali lahaa Madaxweyne Xaaf taasi oo qorshaheeda la dajiyay sidii uu masuulkan ka tirsan dowlada uu la wadaagay mudug24 hase yeeshee waxaa jira dano badan oo dowlada arintaasi kaga danleedahay.

qorshaha dowlada ay xilka kaga qaadeyso xiligan ayaa ah mid madaxweynaha lagu cadaadinayo in uu xilka iska casilo lakin masulkan ayaa intaasi ku diray in wali dowlada si dhab ah ugu soo jeesanin.

Sababta keeneysa arintan ayaana la ogeen hase yeeshee dowlada ayaa gacanta ugu dhigtay labo maamul oo hore waxayna hada ku hoolantahay Galmudug iyo Jubbland si dorashada u hesho.

shalay ayuu madaxweynaha ku soo laabtay Gaalkacyo isagoo halkaasi ku fashilay dowlada somaliya sidoo kale madaxweynaha ayaana tagi karin magaalada Muqdisho taasi oo ilaa hada la ogeen waxa keenay.

wixii ku soo kordha lasoco

Mudug24 Muqdisho

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here