Home puntland Madaxweynaha Puntland oo soo Saaray Amar ah in Aan La soo Booqan...

Madaxweynaha Puntland oo soo Saaray Amar ah in Aan La soo Booqan Karin (Sawiro)

0
SHARE

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Siciid Cabdullahi Dani ayaa Soo Saaray Amar ah in aan La soo Booqan Karin ilaa Amar dambe.

War qoraal ah oo ka soobaxay Madaxweynaha Puntland ayaa Lagu Joojiyay in Booqasho Loogu Tago Madaxweynaha Cusub ee Puntland

Amarkaan ugubka ah ayaa imaanaya iyadoo Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni uu ku mashquulsanyahay soo xulista xubnaha golahiisa wasiirada, waxaana loo badinayaa in ilaa inta uu kaga dhawaaqayo golaha wasiirada uu amarkaani sidiisa sii ahaan doono.

Madaxweyne Dani Amarka Ka soobaxay ayaa Noqday Mid aad Loo Hadal Hayo, Maadaama uu Joojiyay in Xafiiskiisa Lagu Booqdo ilaa Amar Dambe

 

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here