Home wararka Dalka Dhageyso Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay Dilkii loo geestay Madaxii DP Word...

Dhageyso Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay Dilkii loo geestay Madaxii DP Word ee Dekada Boosaaso .

0
SHARE

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulahi Deni oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Garoowe ayaa ka hadlay Dilkii loo geestay Madaxii DP world ee Dekada Boosaaso.

Madaxweynaha ayaa ugu horeysn ka tacsiyadeeday isagoo intaasi kadib dilkaasi ku tilmaamay mid lagu dhibaateenayo Sharafta Puntland.

Ciidanka Puntland ayaa ugu baaqay in ay diyaar u noqdaan dagaal Cusub oo lala galo kooxaha ku sugan Puntland ee Shabaab iyo Daacish.

Halkan Hoose ka Dhageyso Codka.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here