Home galmudug Sawiro Gaalkacyo Diyaarada Somexpress oo ka Shaqo Bilowday Garoonka diyaaradaha Oshako ee...

Sawiro Gaalkacyo Diyaarada Somexpress oo ka Shaqo Bilowday Garoonka diyaaradaha Oshako ee Galmudug.

0
SHARE

Garoonka Diyaaradaha Oshaako Ee Magaalada Gaalkacyo. Galmudug

Waxaa Dib oga shaqo Bilaabay Diyaarada SomExpress. Oo in muddaa uu Hakad ku jirray Dulimaadkeeda.

Maamulka iyo shaqaalaha Diyaarada Som Express ayaa shaaciyay in Diyaaradu dib shaqadeedi ubilowday Si Toos ay Dulimaadeeda ujoogteyn doonto.

Wax ayna Bulshada Somaliyeed. Igu Baaqeen in ay ka Faaidasteen Adeegyada ay Diyaaradu ka Fulineyso Gobolada Dalka.

Shaqadeedu igu Horey wax ay ka Bilowday Muqdisho iyo Meelo badan oo ka Tirsan Gobolada Dalka Somaliya.

Qaar ka mid ah dadkii manta ka Duulayay Garoonka usheeko Gaalkacyo ayaa Aad usoo dhaweyey Shaqada ay dib oga ubilowday Diyaarada Som Express. Gaalkcyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here