Home galmudug Galmudug oo Qorsheenaysa in Tababar la siiyo Ciidamo Gaar ah oo Ka...

Galmudug oo Qorsheenaysa in Tababar la siiyo Ciidamo Gaar ah oo Ka Hor Taga…

0
SHARE

Warar Hoose oo Mudug24 ay Heshay ayaa sheegaya in Dowlad gobaleedka Galmudug ay Qorshenayso in La dhiso Ciidamo Gaar ah oo Boliis ah.

Ciidamaan ayaa La tilmaamayaa in Loo tababarayo Arimaha La xariira Nabadeenta deegaanada Galmudug.

Tiro Sax ah Lama Sheegeen oo Ku aadan Askartaan La Tababari doono si ay Uga Hortaan Dhibaatooyinka Ku soo Laa laabtay Galmudug ee Ku Aadan Dagaal beeleedyada, iyo Sidoo kale in ay ka Hor tagaan Falalka Aan Wanaagsaneen.

Saraakiil iyo Shaqsiyaad Ka ag dhaw Hogaanka Galmudug ayaa Tilmaamaya in Arintaan Hadii la guda galo ay Noqon doono Guul Muhiim ah oo ay Gaartay Galmudug.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here