Home wararka Dalka Daawo Sawirada Qaraxyaxii ka Dhacay Hotelka Saxafi ee Muqdisho (Sawiro)

Daawo Sawirada Qaraxyaxii ka Dhacay Hotelka Saxafi ee Muqdisho (Sawiro)

0

Waxaa sii Kor dhaya Bur burka Ka dhashay Qaraxyo gaaraya ilaa sadax Qarax oo goor dhaweed Ka dhacay Meel aan Ka Fogeen KM4.

Qaraxyada oo gaara ilaa 3 Qarax ayaa lagu sheegay in Lagu Dhiftay Darbiga Hotelka Saxafi ee Muqdisho.

Ilo Wareedyo ayaa sheegaya in Rag Hubaysan ay Gudaha Ka dhax dagaalamayaan Ka dib markii ay Gudaha Galeen

Sidoo kale Boliiska ayaa Xaqeejiyay in La Toogtay 4 Ruux oo Doonayay in ay Gudaha ugalaan Xarunta dimbi Baarista ee C  I D

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here